Monday, July 14, 2025
  • About
  • Contact
  • Privacy
BULHANGROUP
  • Aqal
  • War
    Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

    Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

    Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

    The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

    Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

    Somaliland oo ku socota wado aan la garan karin

    Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda

    Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

  • Ma Ogtahay

    DNA lagu ogaaday in daawo loo heli karto kansarka ganaca

    Wasakhowga hawada oo carruur badan disha iyo dhiig tijaabo ah oo lagu oggaan karo Parkinson

    Ma ogtahay: Carrabku waa xubin howlo badan, intee boqolkii biyo ah jirka iyo sidee jirku isu difaacaa

    Ma Ogtahay: Awoodda DNA, kaalinta dhiigga iyo muhiimadda hurdada.

    Habka dhiig ku shubidda

    Habka dhiig ku shubidda

  • Suugaan

    BELEDWEYN (BEER-LULA)

    Sanad Wacan 2024

  • Codka Badda
    Oslo Forum 2024

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb galaya Oslo Forum 2024

    Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

    Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada

Aqal War English

Ma Jirtaa dal aan dhul lahayn?

Qaran aan lahayn dhul iyo xuduud oo ku shaqeeya teknoolojiyada blockchain-ka. Waxaa yaab leh inay bixiso adeegyo muwaadiniinteeda online ahaan,

Abdiaziz Bulhan Abdiaziz Bulhan
May 29, 2024
Waa qaybta - English, Kombiyuutar, Ma Ogtahay, Mobile, War
Wakhtiga Akhrinta: 2 daqiiqo
0 0
0
0
LA WADAAG
12
FALAQEYN
Share on FacebookShare on Twitter

Ma Jirtaa dal aan dhul lahayn?

Si looga jawaabo su’aashan waa in la qeexaa wax dal yahay.

Dal, marka la qeexo, wuxuu u baahan yahay dhul iyo dad si uu u shaqeeyo oo loo aqoonsado inuu yahay dawlad madax-bannaan. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira arrimo gaar ah iyo kuwo guud oo dhibaato ku ah fahamka arrintaan:

Micronations

Micronations waa hay’ado sheegta inay yihiin dawlad madax-bannaan laakiin dalal iyo urur caalami ah oo aqoonsan ma jiraan Qaar ka mid ah waxay u jiraan siyaasad ahaan ama fikir ahaan. Tusaalooyinka waxaa ka mid ah:

Sealand: Waa saldhig ciidan ee badda waqooyi oo u dhow Ingriiska, Sealand waxay sheegtaa inay tahay   dawlad madax-bannaan laakiin lama aqoonsan. Waxay leedahay dhul iyo dad yar oo ku nool halkaa.

Principality of Hutt River: Waxay u dhowdahay Australia, dhulkaan wuxuu ku dhawaaqay madaxbannaanidiisa laakiin lama aqoonsan. Waxay lahayd dhul iyo dad yar ilaa ay ka kala tagtay sannadkii 2020.

Dal-magac ahaan u jira ama Virtual

Waxaa jira arrimo cusub oo ah qaran-magac ahaan u jira oo aan dhul laheyn oo ka jira internetka, balse leh muwaadiniin ku nool meel kasta oo dunida ah:

Bitnation:  Qaran aan lahayn dhul iyo xuduud oo ku shaqeeya teknoolojiyada blockchain-ka. Waxaa yaab leh inay bixiso adeegyo muwaadiniinteeda online ahaan, laakiin ma laha dhul jira ama dad joogto ah oo hal meel ku sugan.

Asgardia:  Waxa loo yaqaan “qaranka hawada sare,” Asgardia waxay damacsan tahay inay abuurto bulsho cusub oo hawada sare ku nool. Waxay leedahay joogitaan virtual ah oo leh muwaadiniin ka diiwaangashan daafaha dunida, laakiin ilaa hadda, ma laha dhul jira iyo dad meel ku sugan.

Dhul Jira oo aan xor ahayn

Inkastoo qeexitaanka dal ahaan oo leh dhul iyo dad, haddana waxaa jira arrimo aan la isku raacsanayn.

Falastiin: Waa arrin ilaa maanta taagan dalal waa weyn ay ka soo horjeedaan inay xor noqoto, iyadoo leh dhul iyo dad falastiin la yiraahdo.

Qoraalkii Hore

Ma ogtahay: Carrabku waa xubin howlo badan, intee boqolkii biyo ah jirka iyo sidee jirku isu difaacaa

Qoraalka Xiga

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Abdiaziz Bulhan

Abdiaziz Bulhan

La XiriiraQoraallo

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay
English

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024

Soomaaliya

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya
Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024
The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance
Soomaaliya

Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

August 30, 2024
The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance
English

The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

August 30, 2024
Qoraalka Xiga
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

LA SOCO BARAHA BULSHADDA

  • 23.9k Raacayaasha
  • 99 Rukumayaal
  • Hadal-heyn
  • Gorfeyn
  • Ugu Dambeeyey
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

March 17, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

April 5, 2024

BELEDWEYN (BEER-LULA)

August 10, 2024
Sahamin

Sahamin

May 28, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

0

Sanad Wacan 2024

0
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

0
Sahamin

Sahamin

0
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024

Recent News

BULHANGROUP waa halka aad ka heli karo
qoraallo iyo warbixinno muhiim ah oo koobaya arrimaha Soomaaliya iyo waxbarasho ka hadlaya.

Kala Soco

Deeho qaybaha

  • Blog
  • Caafimaadka
  • Codka Badda
  • English
  • Heeso
  • Kombiyuutar
  • Lughaya
  • Ma Ogtahay
  • Mobile
  • Sayniska
  • Soomaaliya
  • Suugaan
  • War

Warar Cusub

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

Soo noqod Wacan!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

Add New Playlist

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada
  • Aqal
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.