Thursday, May 15, 2025
  • About
  • Contact
  • Privacy
BULHANGROUP
  • Aqal
  • War
    Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

    Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

    Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

    The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

    Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

    Somaliland oo ku socota wado aan la garan karin

    Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda

    Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

  • Ma Ogtahay

    DNA lagu ogaaday in daawo loo heli karto kansarka ganaca

    Wasakhowga hawada oo carruur badan disha iyo dhiig tijaabo ah oo lagu oggaan karo Parkinson

    Ma ogtahay: Carrabku waa xubin howlo badan, intee boqolkii biyo ah jirka iyo sidee jirku isu difaacaa

    Ma Ogtahay: Awoodda DNA, kaalinta dhiigga iyo muhiimadda hurdada.

    Habka dhiig ku shubidda

    Habka dhiig ku shubidda

  • Suugaan

    BELEDWEYN (BEER-LULA)

    Sanad Wacan 2024

  • Codka Badda
    Oslo Forum 2024

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb galaya Oslo Forum 2024

    Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

    Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada

Aqal Suugaan Heeso

BELEDWEYN (BEER-LULA)

Heesta caanka ah ee BELEDWEYN (BEER-LULA)

Abdiaziz Bulhan Abdiaziz Bulhan
August 10, 2024
Waa qaybta - Heeso, Suugaan
Wakhtiga Akhrinta: 3 daqiiqo
0 0
0
0
LA WADAAG
56
FALAQEYN
Share on FacebookShare on Twitter

BELED WEYN (BEER-LULA)

SHEEKADA 1970

HEESTA 1973

1 

Bi’i waa jacaylow

Been baan u haystee

Boog aan la dhayinoo

Beerka iyo wadnaha iyo

Inuu yahay bir caashaqu

Boodhari inuu dilay

Bi’i waa jacaylow

Cidi baanan karinoo

Bogga kaaga taalliyoo

Been baan u haystee.

2 

Webiga butaacoo

Dhulka baadku jiifoo

Badarkiyo gelleydii

Canabkii bislaadoo

Lagu waabariistoo

Sow beri samaadkii

Beeraha waraabshoo

Dhirta ubaxu buuxoo

Laga tuuray baalkoo

Bullaaydiyo ciyaaraa

Beeluhu gu’ joogaan

Beledweyne maan tegin.

3 

Dhanka bari magaalada

Biyo dahab la moodoo

Bili loo dhammeeyoo

Baal gorey la moodoo

Bidix midig isgaaroo

Bar ku seexanaysoo

Huwanaysa baaloo

U buseelay maan baran

Bishu ay siddeed tahay

Isku maanu soo bixin

Bidashadeedii buundada

Biyo lulata guudkeed

Sow boqorad joogtoo

Bilicdii haweenkiyo

Timo boqonta joogoo

Baarkana casaankii

Burcad lagu xiddeeyoo

Barkanayso qaaroo

Igu beertay hilaashoo

Sow goor barqa ahoo

Aniga iyo Beer-lula

Sow bariidadaydii iyo

Ciyaartee Beledweyn ku taallee

Badhtankeeda ma ahayn.

4 

Sow bixiso weeyee

Berri joog imay oran

Layguma bushaarayn

bulshadii imay oran;

Socod beegsan maayee

baxnaansha maan oran

Ba’anoo warmoogii

Ballan maannu dhiganoo

Sow beyd go’aygii

Maantaa la baxayaa

Sow waa bestey oo

Ina baaji caawoo

Sow taliye baasoo

Taydii ma beenayn.

5 

Sow badiba kooxdii

Baarbuurkii fuuleen

Boholyow daraaddii

Belo lagu ducaystiyo

Biri may xumaatoo

Ka wadaa bukoodoo

Goortey badheedheen

Anna baal kamaan korin

Sow baraqa nugulaantii

Baryo kuma maqnaynoo

Betroolka daadshoo

Bogsan waayo maan oran.

6 

Sow beriga waagiyo

Geed baxaad weynoo

Beledweyn ku caanoo

Biligdheer hirkiisii

Bulxankiisa ka yeedhiyo

Sow baaxad soorihii

maan noqon besteyoo

Sow galab boqoolkii

Meel baad leh joognoo

Sow maan baraarugin

Sow baalladaynii

Haad baalle mooddoo

Isma oran ka boodoo

Nin Banaadir joogoo

Waxaan ahay la baabee

weli baafis maan ahi.

Barqa kulul dhexdoodii

Dherer iyo ballaar loo

La yidhaahdo Baaroo

Ma bidhaansanaynoo

Ma maqlaynin baaqii

Iyo laba bogleyntii

Bacadkii ma dheelliman

Annagoo barwaaqiyo

Tumanayna beerreey

Riya beena weeyee

Baabuur la laayoo

Fananaaya buurdheer

Nafta sow ma biimayn

Beledweyn la haystoo

Sow baadi doonkee

7 

Beledweyn Allahayow

Beer-lula Allahayow

Beledweyn Allahayow

Beryo samo ku noolee

Beledweyn Allahayow

Beer-lula Allahayow

Beer-lula Allahayow

Beer-lula Allahayow

Ka dhig guri barwaaqee

Belaayada hareer mari

Ka dhig beerta raaxada

Beer-lula Allahayow

Ka dhig xera baraareed

Ka beri waxyeelada

Belaayada hareer mari

Beryo samo ku noolee.

Summaddo: Beer-LulaBeledweynHeesSuugaan
Qoraalkii Hore

Sahamin

Qoraalka Xiga

Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

Abdiaziz Bulhan

Abdiaziz Bulhan

La XiriiraQoraallo

Heeso

Sanad Wacan 2024

February 29, 2024
Qoraalka Xiga
Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

LA SOCO BARAHA BULSHADDA

  • 23.9k Raacayaasha
  • 99 Rukumayaal
  • Hadal-heyn
  • Gorfeyn
  • Ugu Dambeeyey
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

March 17, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

April 5, 2024

BELEDWEYN (BEER-LULA)

August 10, 2024
Sahamin

Sahamin

May 28, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

0

Sanad Wacan 2024

0
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

0
Sahamin

Sahamin

0
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024

Recent News

BULHANGROUP waa halka aad ka heli karo
qoraallo iyo warbixinno muhiim ah oo koobaya arrimaha Soomaaliya iyo waxbarasho ka hadlaya.

Kala Soco

Deeho qaybaha

  • Blog
  • Caafimaadka
  • Codka Badda
  • English
  • Heeso
  • Kombiyuutar
  • Lughaya
  • Ma Ogtahay
  • Mobile
  • Sayniska
  • Soomaaliya
  • Suugaan
  • War

Warar Cusub

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

Soo noqod Wacan!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

Add New Playlist

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada
  • Aqal
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.