Privacy

Privacy Policy

Effective Date: 01-06-2024

Introduction

Welcome to BULHANGROUP.COM . Your privacy is important to us. This Privacy Policy outlines the types of personal information we collect, how we use, share, and protect that information, and your choices regarding your personal information.

Information We Collect

Personal Information

When you use our Website, we may collect personal information, including but not limited to:

  • Name
  • Email address

Non-Personal Information

We also collect non-personal information about your interactions with the Website. This may include:

  • Browser type
  • IP address
  • Device type
  • Pages visited
  • Time and date of visits
  • Referring and exit pages

How We Use Your Information

We use the collected information for the following purposes:

  • To provide and improve our services
  • To communicate with you regarding your inquiries, requests, or orders
  • To send periodic emails (only if you opt-in)
  • To personalize your experience on our Website
  • To analyze Website usage and enhance our services
  • To comply with legal obligations

How We Share Your Information

We do not sell, trade, or otherwise transfer your personal information to outside parties. 

Cookies and Tracking Technologies

We use cookies and similar tracking technologies to:

  • Enhance your experience on our Website
  • Understand how you use our Website
  • Analyze Website traffic

You can choose to disable cookies through your browser settings, but this may affect your ability to use certain features of our Website.

Data Security

We implement a variety of security measures to protect your personal information. These measures include encryption, firewalls, and secure socket layer (SSL) technology. However, no method of transmission over the Internet or electronic storage is 100% secure, and we cannot guarantee its absolute security.

Your Choices and Rights

You have the following rights regarding your personal information:

  • Access: You can request a copy of the personal information we hold about you.
  • Correction: You can request that we correct any inaccuracies in your personal information.
  • Deletion: You can request that we delete your personal information, subject to certain legal exceptions.
  • Opt-Out: You can opt-out of receiving marketing communications from us at any time by following the unsubscribe instructions included in those communications.

To exercise any of these rights, please contact us using the information provided below.

Third-Party Links

Our Website may contain links to third-party websites. We are not responsible for the privacy practices or the content of these websites. We encourage you to review the privacy policies of any third-party sites you visit.

Changes to This Privacy Policy

We may update this Privacy Policy from time to time. Any changes will be posted on this page with an updated effective date. We encourage you to review this Privacy Policy periodically to stay informed about how we are protecting your information.

Contact Us

If you have any questions about this Privacy Policy or our privacy practices, please contact us at:

Bulhan Group

Email: info@bulhangroup.com

—————————————————————————-

Xeerka Sirta Khaaska ah

Taariikhda Dhaqangalka: 01-06-2024

Hordhac

Ku soo dhawoow BULHANGROUP.COM. Sirtaadu waa noo muhiim . Xeerkaan Sirta Khaaska ah wuxuu qeexayaa noocyada xogta shakhsiga ah ee aan ururino, sida aan u isticmaalno, u wadaagno, u ilaalino xogtaas, iyo doorashooyinkaaga ku saabsan xogtaada shakhsiga ah.

Xogta Aan Ururino

Xogta Shakhsiga Ah

Markaad isticmaasho mareegteena, waxaan ururin karnaa xogta shakhsiga ah  oo ay ku jiraan.

  • Magaca
  • Cinwaanka email-kaaga

Xogta Aan Shakhsiga Ahayn

Sidoo kale waxaan ururinaa xog aan shakhsiga ahayn oo ku saabsan xiriirkaaga mareegaha oo ay ku jiraan:

  • Nooca browser
  • Cinwaanka IP-ga
  • Nooca aaladda
  • Bogagga la booqday
  • Waqtiga iyo taariikhda booqashada
  • Bogagga laga soo diray iyo kuwa laga baxay

Sida Aan U Isticmaalno Xogtaada

Waxaan u isticmaalnaa xogta la ururiyey ujeeddooyinka soo socda:

  • Si aan u horumarino adeegyadeena
  • Si aan kula soo xiriirno; su’aalahaaga, codsiyadaada, ama dalabaadkaaga
  • Si aan kugu soo dirno email joogto ah (haddii aad isdiiwaangeliso)
  • Si aan khibradaada ugu habeynno mareegaha
  • Si aan u falanqeyno isticmaalka mareegaha una horumarino adeegyadeena
  • Si aan u waafaqno waajibaadka sharciga ah

Sida Aan U Wadaagno Xogtaada

Ma iibino, kama ganacsano, mana u wareejino xogtaada shakhsiga ah  dibadda.

Cookies iyo Teknolojiyada Raadraaca

Waxaan u isticmaalnaa cookies iyo teknolojiyada la midka  ah si aan:

  • U wanaajino khibradaada mareegaha
  • U fahanno sida aad u isticmaasho mareegaha
  • U falanqeyno taraafikada mareegaha

Waxaad dooran kartaa inaad joojiso cookies adoo adeegsanaya dejinta browser-kaaga, laakiin tani waxay saameyn kartaa awooddaada inaad isticmaasho qaar ka mid ah astaamaha mareegaha.

Amniga Xogta

Waxaan hirgelinnaa tallaabooyin kala duwan oo amni si aan u ilaalino xogtaada shakhsiga ah. Tallaabooyinkaan waxaa ka mid ah sirta, firewalls, iyo teknolojiyada SSL (Secure Socket Layer). Si kastaba ha ahaatee, habka gudbinta xogta internetka ama kaydinta elektaroonigga ah ma aha 100% ammaan, mana dammaanad qaadi karno amnigeeda buuxda.

Doorashooyinkaaga iyo Xuquuqdaada

Waxaad leedahay xuquuqooyinka soo socda ee ku saabsan xogtaada shakhsiga ah:

  • Helitaanka: Waxaad codsan kartaa nuqul ka mid ah xogta shakhsiga ah ee aan kaa hayno.
  • Saxitaanka: Waxaad codsan kartaa inaan saxno wax qaladaad ah oo ku jira xogtaada shakhsiga ah.
  • Tirtiridda: Waxaad codsan kartaa inaan tirtirno xogtaada shakhsiga ah, iyadoo la raacayo qaar ka mid ah ka reebanada sharciga.
  • Ka-baxitaanka: Waxaad ka bixi kartaa helitaanka isgaarsiinta suuq-geynta naga timaada wakhti kasta adoo raacaya tilmaamaha ka-bixitaanka ee ku jira isgaarsiintaas.

Si aad u dhaqangeliso mid ka mid ah xuquuqahaan, fadlan nala soo xiriir adoo adeegsanaya macluumaadka hoose.

Xidhiidhada Saddexaad

Mareegteenu waxay ka koobnaan kartaa xiriiriyeyaal mareegaha saddexaad. Masuul kama nihin dhaqamada khaaska ah ama waxyaabaha ku jira mareegahaas. Waxaan kugu dhiirigelinaynaa inaad dib u eegto xeerarka arrimaha khaaska ah ee mareegaha saddexaad ee aad booqato.

Isbeddelada Xeerkan Arrimaha Khaaska ah

Waxaan cusboonaysiin karnaa Xeerkan Arrimaha Khaaska ah mararka qaarkood. Wixii isbeddel ah waxaa lagu dhejin doonaa boggan iyadoo la cusboonaysiin doono taariikhda dhaqan gelinta. Waxaan kugu dhiirigelinaynaa inaad si joogto ah dib ugu eegto Xeerkan Arrimaha Khaaska ah si aad u ogaato sida aan u ilaalinno xogtaada.

Nala Soo Xiriir

Haddii aad qabto su’aalo ku saabsan Xeerkan Arrimaha Khaaska ah ama dhaqamadayada khaaska ah, fadlan nala soo xiriir:

Bulhan Group
Email: info@bulhangroup.com

Soo noqod Wacan!

Login to your account below

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Add New Playlist