Wednesday, July 30, 2025
  • About
  • Contact
  • Privacy
BULHANGROUP
  • Aqal
  • War
    Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

    Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

    Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

    The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

    Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

    Somaliland oo ku socota wado aan la garan karin

    Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda

    Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

  • Ma Ogtahay

    DNA lagu ogaaday in daawo loo heli karto kansarka ganaca

    Wasakhowga hawada oo carruur badan disha iyo dhiig tijaabo ah oo lagu oggaan karo Parkinson

    Ma ogtahay: Carrabku waa xubin howlo badan, intee boqolkii biyo ah jirka iyo sidee jirku isu difaacaa

    Ma Ogtahay: Awoodda DNA, kaalinta dhiigga iyo muhiimadda hurdada.

    Habka dhiig ku shubidda

    Habka dhiig ku shubidda

  • Suugaan

    BELEDWEYN (BEER-LULA)

    Sanad Wacan 2024

  • Codka Badda
    Oslo Forum 2024

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb galaya Oslo Forum 2024

    Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

    Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada

Aqal War Soomaaliya

Somaliland oo ku socota wado aan la garan karin

Waxaan akhristay qoraal uu ku qoray Cabdiraxmaan Cirro X (Twitter) 25 august 2024 oo sannad ka soo wareegay markii ciidanka Somaliland xoog looga saaray oo lagu jabiyey dagaal dhowr bilood ka socday gudaha Laas Caanood.

Abdiaziz Bulhan Abdiaziz Bulhan
August 27, 2024
Waa qaybta - Soomaaliya, War
Wakhtiga Akhrinta: 2 daqiiqo
0 0
0
0
LA WADAAG
33
FALAQEYN
Share on FacebookShare on Twitter

Somaliland waxay ku socotaa wado mugdi ah oo aan laheyn jiho toosan oo si fudud looga bixi karo. Waxaa iska cad in maamulkaasi wajihi doona hubanti la’aan xitaa haddii Muuse Bixi looga adkaado doorashadda dhammaadka sannadka.

Xisbiga Waddani oo maanta ugu cad cad inay doorashadda ku guulaystaan, ma laha aragti aan ka aheyn in Muuse Biixi uu kursiga u banneeyo Cabdiraxmaan Cirro oo Garxajis ah balse way adag tahay in ay Somaliland si fudud u xukumaan iyadoo dhulkii iyo dadkii ay kala qaybsan yihiin.

Qofkasta wuxuu jeclaan lahaa inuu ogaado fikirka Cirro ka qabo damaca Itoobiya ee badda Cas siiba xeebaha gobolka Awdal.

Waxaan akhristay qoraal uu ku qoray Cabdiraxmaan Cirro X (Twitter) 25august 2024 oo sannad ka soo wareegay markii ciidanka Somaliland xoog looga saaray oo lagu jabiyey dagaal dhowr bilood ka socday gudaha Laas Caanood.

Cabdiraxmaan Cirro waa inuu kala doortaa labo wado oo ay ku kala qoran yihiin summado run iyo been kala qeexaya;

Haddu rabo Somaliland riyo ah oo uu ka gado shacabka doonaya gooni istaag ama Jamhuuriyadda Somaliland, waa inuu dadkaas jahawareer ku sii wado ilaa uu qaado jidkii Muuse.

Haddu rabo Jamhuuriyad Soomaaliyeed oo caqli ku fadhida oo soomaali u siman tahay, waa inuu runta u sheegaa marka hore dadka badan ee gooni istaag raba oo wixii 33 sanno loo sheegayey ay aheyd wax aan soomaali raalli ka aheyn.

Maxay tahay dhibtu?

Somaliland waa magac uun maanta. Dadkuna waxay u kala fadhiyaan xisbiyo qabiil ku dhisan iyo qabaa’il aan laheyn odayaal loo soo fariisan karo haddii talo faraha ka baxdo oo wanaag iyo xikmad aan laga fili karin inay Somaliland u horseedaan.

Odayaasha dhaqanka ee Somaliland waxay talo ka hoos dustay markii uu Muuse Biixi dagaal u horseeaday dhul nabad ahaa. Waxaase yabka yabkiisa ahaa in dagaalkaa lagu burburiyo ciidankii Somaliland oo muddo badan Soomaali iyo beesha caalamka ugu baaqeen in la joojiyo dagaalka iyo burburka ka socday magaalada Laas Caanood in ka badan siddeed bilood sannadkii hore.

Muuse Biixi waa nin askari ah oo wuxuu rabo la ogyahay, waxaa u tisqaaday oraah lagu xasuusto oo aheyn ” Aniga oo dad dili kara duco qaadan maayo”. Waa dhab oo waa manaxe wixii u dili karo waa dili.  Oraahdaas hadda kama socoto meesha la yiraahdo Gooja-cadde oo afkii baa juqda gabay.

Runtii waa caddeyd in Muuse Biixi dagaal iyo xoog Laas Caanood ku xukumi karin degaankaas oo taageero ka haysta Puntland iyo guud ahaan dhulka soomaalidu tegto.

Musharrax xisbiga Waddani, Cabdirxmaan Cirro waa arkaa in wakhtigu ku xun yahay oo talo faraha ka baxday oo uu san wax Somaliland la yiraahdo la hortagi karin SSC-Khaatumo. Sidoo kale Cirro oo madaxweyne noqda waa ku adkaan doontaa haddii SSC -Khaatumo ka dalbato in gacanta loo soo galiyo Muuse Biixi, Maxamed Kaahin iyo Nuux Taani oo saddexduba qabiilka meel la fadhiya.

Haddii doorasho ka dhacdo bisha nov sannadkaan dhulka Somaliland ka taliso waxaa la fili karaa in Muuse Biixi ku shuban karo doorashadda, oo markaa damaca xisbiga Waddani ee Cabdiraxmaan Cirro uu meesha ka baxo oo la galo dagaal sokeeye oo hor leh.

4
Halkee u socotaa Somaliland?

Musharrax xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro, wuxuu sheegay in Somaliland madaxbannaanideeda iyo goonni isu taageedu uu ahaa go'aan shacabku gaaray 1991. Ma ku raacsan tahay hadalkiisa?

The Waddani Party candidate, Cabdiraxmaan Cirro, stated that Somaliland's independence and secession were decisions made by the people in 1991. Do you agree with his statement?

Summaddo: Cabdiraxmaan CirroSomalilandXisbiga Waddani
Qoraalkii Hore

Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

Qoraalka Xiga

Somaliland Heading Toward an Uncertain Path

Abdiaziz Bulhan

Abdiaziz Bulhan

La XiriiraQoraallo

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay
English

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024

Soomaaliya

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya
Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024
The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance
Soomaaliya

Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

August 30, 2024
The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance
English

The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

August 30, 2024
Qoraalka Xiga

Somaliland Heading Toward an Uncertain Path

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

LA SOCO BARAHA BULSHADDA

  • 23.9k Raacayaasha
  • 99 Rukumayaal
  • Hadal-heyn
  • Gorfeyn
  • Ugu Dambeeyey
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

March 17, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

April 5, 2024

BELEDWEYN (BEER-LULA)

August 10, 2024
Sahamin

Sahamin

May 28, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

0

Sanad Wacan 2024

0
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

0
Sahamin

Sahamin

0
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024

Recent News

BULHANGROUP waa halka aad ka heli karo
qoraallo iyo warbixinno muhiim ah oo koobaya arrimaha Soomaaliya iyo waxbarasho ka hadlaya.

Kala Soco

Deeho qaybaha

  • Blog
  • Caafimaadka
  • Codka Badda
  • English
  • Heeso
  • Kombiyuutar
  • Lughaya
  • Ma Ogtahay
  • Mobile
  • Sayniska
  • Soomaaliya
  • Suugaan
  • War

Warar Cusub

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

Soo noqod Wacan!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

Add New Playlist

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada
  • Aqal
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.