Friday, June 13, 2025
  • About
  • Contact
  • Privacy
BULHANGROUP
  • Aqal
  • War
    Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

    Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

    Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

    The Horn of Africa: A Region of Strategic Importance

    Geeska Africa waa gobolka muhiim ah halka u dunida kaga yaal

    Somaliland oo ku socota wado aan la garan karin

    Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda

    Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

  • Ma Ogtahay

    DNA lagu ogaaday in daawo loo heli karto kansarka ganaca

    Wasakhowga hawada oo carruur badan disha iyo dhiig tijaabo ah oo lagu oggaan karo Parkinson

    Ma ogtahay: Carrabku waa xubin howlo badan, intee boqolkii biyo ah jirka iyo sidee jirku isu difaacaa

    Ma Ogtahay: Awoodda DNA, kaalinta dhiigga iyo muhiimadda hurdada.

    Habka dhiig ku shubidda

    Habka dhiig ku shubidda

  • Suugaan

    BELEDWEYN (BEER-LULA)

    Sanad Wacan 2024

  • Codka Badda
    Oslo Forum 2024

    Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka qayb galaya Oslo Forum 2024

    Ma suurtagal baa ama sax ma tahay in dal aan bad lahayn uu xoog ku qabsado dal baddiisa?

    Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada

Aqal Codka Badda

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

Diidmadda dadka degaanka kuma salaysna oo kaliya in ay iskood u madax bannaanaadaan balse waxay aaminsan yihiin in saldhiga ciidan ee laga hadlayaa aanu wax faa’iido ah u lahayn guud ahaan Soomaaliya.

Abdi Abdi
April 5, 2024
Waa qaybta - Codka Badda, Lughaya
Wakhtiga Akhrinta: 1 daqiiqad
0 0
0

default

0
LA WADAAG
130
FALAQEYN
Share on FacebookShare on Twitter

Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen madax dhaqameedka iyo shacabka ku dhaqan deegaanka Lughaya ee gobolka Awdal, Somaliland, war murtiyeed ka soo baxay shirkaas ayaa cod midaysan oo looga soo horjeeda saldhiga ciidamada badda ee Itoobiya uu ku yeesho degmada Lughaya. Go’aannadii ka soo baxay shirkaan ayaa waxaa loo gudbiyay Odayaasha Dhaqanka, iyagoo ku nuux-nuuxsaday in bulshada deegaanka ay ka biyo diideen inay soo galaan ciidamada Itoobiya.

Suldaanka Cuqaasha deegaanka waxa uu ka hadlay dareenka shacabka, isaga oo sheegay in saldhigaan ciidan ee laga dhisayo Lughaya uu yahay mid aan raalli laga ahayn. Suldaanku waxa uu hoosta ka xarriiqay in  dadka deegaanka ay yihiin cidda xaqa u leh oo leh Lughaya, isagoo si adag u sheegay xaqiiqada dhabta ah ee ay ka qabaan iyo diidmada saldhiga ciidan ee dal jaarka ah.

Diidmadda dadka degaanka kuma salaysna oo kaliya in ay iskood u madax bannaanaadaan balse waxay aaminsan yihiin in saldhiga ciidan ee laga hadlayaa aanu wax faa’iido ah u lahayn guud ahaan Soomaaliya. Shir-guddoonka iyo xubnaha beeshu waxay ku doodayaan in saldhiggan oo kale aanu dani ugu jirin Somaliland, taasina ay keentay in la go’aansado in laga hortago si loo helo horumar la mid ah gobollada kale.

Dareennada ka soo baxay kulankan ayaa ka turjumaya sida ay uga go’an tahay ilaalinta madax-banaanida iyo danaha beesha Lughaya. Waxa kale oo jirta walaac balaadhan oo laga qabo saamaynta uu saldhigan ciidanku ku yeelan karo guud ahaan geyiga Somaliland, taas oo dhalisay doodo maxali ah oo aad u kulul oo ku saabsan nooca iyo cawaaqibka ka dhalan kara go’aamadan istaraatiijiga ah.

Mucaaradka Lughaya oo sii xoogaysanaya, waxaay soo kordhinaysaa doodaha socda ee ku xeeran amniga iyo joogitaanka ciidamada shisheeye ee gobolka.

3
LUGHAYA IYO SALDHIG CIIDANKA ITOOBIYA

Ma qabtaa in xeebta Lughaya ee degaanka gobolka Awdal ay Itoobiya ku yeelato saldhig ciidanka badda?

Qoraalkii Hore

Sanad Wacan 2024

Qoraalka Xiga

Habka dhiig ku shubidda

Abdi

Abdi

La XiriiraQoraallo

Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda
Codka Badda

Heshiis la’aan ku dhammaaday wadahadalkii ugu socday Itoobiya iyo Soomaaliya ee Ankara.

August 13, 2024
Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda
Codka Badda

The talks between Ethiopia and Somalia in Ankara ended without an agreement.

August 13, 2024
Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda
Codka Badda

Stalemate in Talks Between Ethiopia and Somalia Over Port Access

August 12, 2024
Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda
Codka Badda

Hakadka wadahadalada u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya ee badda

August 12, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay
Codka Badda

Itoobiya ayaa ka heli doonta deked Soomaaliya

August 11, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay
Codka Badda

Ethiopia will gain access to a Somali port

August 11, 2024
Qoraalka Xiga
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

LA SOCO BARAHA BULSHADDA

  • 23.9k Raacayaasha
  • 99 Rukumayaal
  • Hadal-heyn
  • Gorfeyn
  • Ugu Dambeeyey
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

March 17, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

April 5, 2024

BELEDWEYN (BEER-LULA)

August 10, 2024
Sahamin

Sahamin

May 28, 2024

Dadka Lughaya oo ka soo horjeeda saldhiga ciidamadda Itoobiya

0

Sanad Wacan 2024

0
Habka dhiig ku shubidda

Habka dhiig ku shubidda

0
Sahamin

Sahamin

0
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024

Ethiopia Faces Unexpected Pressure Ahead of Third Round of Negotiations in Ankara

September 1, 2024
Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

Barnaaji taariikhda xoriyadda waqooyiga Soomaaliya

September 1, 2024

Recent News

BULHANGROUP waa halka aad ka heli karo
qoraallo iyo warbixinno muhiim ah oo koobaya arrimaha Soomaaliya iyo waxbarasho ka hadlaya.

Kala Soco

Deeho qaybaha

  • Blog
  • Caafimaadka
  • Codka Badda
  • English
  • Heeso
  • Kombiyuutar
  • Lughaya
  • Ma Ogtahay
  • Mobile
  • Sayniska
  • Soomaaliya
  • Suugaan
  • War

Warar Cusub

Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Somali Government Silent Amid Reports of Israeli Military Base in Berbera.

October 18, 2024
Heshiiska isafgaradka (MOU) Itoobiya oo aan lahayn badda iyo Somaliland oo goonni isku taagtay

Itoobiya cadaadis kala kulmi doonto wareega 3eed shirka Ankara

September 1, 2024
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

Soo noqod Wacan!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In

Add New Playlist

Natiijo La´aan
Deeho Dhammaan Natiijada
  • Aqal
  • About
  • Contact
  • Privacy

Copyright © 2024 BULHANGROUP.COM All rights reserved.

This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.